Qarax Khasaaro xoogan gaarsiiyay dad isku aqoys ah oo ka dhacay magaalada Guriceel

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaaro u geestay dad isku qoys ah. Qaraxa ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhashay walxo aan qarxin oo looga tagay agagaarka Jaamacadda ee degmada Guriceel halkaas ay caruur kasoo qaadeen kadibna garaaceen. Inta la xaqiijiyay sadex caruur oo … Continue reading Qarax Khasaaro xoogan gaarsiiyay dad isku aqoys ah oo ka dhacay magaalada Guriceel